Qeexid
"Xudduud; soohdin."
Qeexid Xigta
ld xaj.
"Xudduud; soohdin."
ld xaj.
Wadaag:
Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Wanaagga dadka kale helayo oo laga naxo ama la nebcaado ama la jeclaysto in iyaga laga qaado oo isaga loo soo wa reejiyo; khayrka dadka kale haysto oo laga gubto.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah ciyaaraha saarka oo leh jiib, jaan iyo sacab, waxaana cayaar ammaanta diinta Islaamka ku dhisan oo ay dheelaan beeraleyda reer Dhoobey iyo Ugaarsatadaba. Dheeshaa sida Booranaha waxaa lagu daaweeyaa cudurro.
m.l
Wadaag:
(-dad, m.l) (taar.) Xarriiqda kala qaybisa laba hanti ma guurto ah ama laba waddan.
m.l
Wadaag:
xaddi leeb m.l (-iyo ..., m.l) Xaddi leh jiho iyo laxaad, waxaana ka mid ah barabaxa, kay naanka keynaan xagleedka, xoogga iwm xad di leebka waxa sawir ahaa u taagnaan kara xariiq (leeb) dhererkeedu uu saamiggal ku yahay laxaadka xaddiga, jihadeeduna uu yahay ka leebkaas.
Wadaag:
(dii.) Xadro ka qaybgelid.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Ku x.: wax la xad fay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xididdada oogada oo kaca ama baraaruga kolka ay dareemaan waxyaalo si debecsan oo jilicsan meelaha qaarkood uga taataabanaya. ld xananto, xanato.
m.dh
Wadaag:
(nax.) Goyn shaqal ka mid ah erey. Tus. “garab + o -> garbo”.
m.l
Wadaag: