Qeexid
"(-ro, m.l) Dhib; hawkar."
"(-ro, m.l) Dhib; hawkar."
Wadaag:
(-do, m.l) Heerka horumarka dhaqanka, dhaqaalaha, tegnoolajiyada iwm oo wada jira oo ummadi gaarto. ld xad daarad.
m.dh
Wadaag:
Xididdada oogada oo kaca ama baraaruga kolka ay dareemaan waxyaalo si debecsan oo jilicsan meelaha qaarkood uga taataabanaya. ld xananto, xanato.
m.dh
Wadaag:
(nax.) Goyn shaqal ka mid ah erey. Tus. “garab + o -> garbo”.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) Qol ama ka badan oo lagu maamulo hawlo guud ama gaar.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Danjire dalkiisa u jooga dal kale oo shaqo dibolomaasi u haya.
m.l
Wadaag:
Cid xadato dareensiin. ld xanantee, xanatee.
f.g2
-teeyay, -taysay
Wadaag:
Wax xad loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: