Qeexid
"(-dfay, -daftay; -dfi) Xaraf ama erey ka tegid."
"(-dfay, -daftay; -dfi) Xaraf ama erey ka tegid."
Wadaag:
(nax.) Goyn shaqal ka mid ah erey. Tus. “garab + o -> garbo”.
m.l
Wadaag:
Xididdada oogada oo kaca ama baraaruga kolka ay dareemaan waxyaalo si debecsan oo jilicsan meelaha qaarkood uga taataabanaya. ld xananto, xanato.
m.dh
Wadaag:
Wax qaab wareegsan u yeelid.
Wax, wax kale ku dahaarid. ld gedef2.
f.g1
Wadaag:
(-dfay, -daftay; -dfi) Aflagaaddo weyn oo qof sharaftiisa lagu dhaawacayo u jeedin.
f.g1
Wadaag:
Wax aan la koobi karin noqosho.
Wax qiyaastoodii dhaafid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Cid xadato dareensiin. ld xanantee, xanatee.
f.g2
-teeyay, -taysay
Wadaag:
Dhaawac jirka meel ka mid ah gaaray awgiis xanuun dareemid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax xad loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-do, m.l) Heerka horumarka dhaqanka, dhaqaalaha, tegnoolajiyada iwm oo wada jira oo ummadi gaarto. ld xad daarad.
m.dh
Wadaag:
(-dad, m.l) (taar.) Xarriiqda kala qaybisa laba hanti ma guurto ah ama laba waddan.
m.l
Wadaag: