Qeexid
"Xididdada oogada oo kaca ama baraaruga kolka ay dareemaan waxyaalo si debecsan oo jilicsan meelaha qaarkood uga taataabanaya. ld xananto, xanato."
"Xididdada oogada oo kaca ama baraaruga kolka ay dareemaan waxyaalo si debecsan oo jilicsan meelaha qaarkood uga taataabanaya. ld xananto, xanato."
Wadaag:
Cid xadato dareensiin. ld xanantee, xanatee.
f.g2
-teeyay, -taysay
Wadaag:
(nax.) Goyn shaqal ka mid ah erey. Tus. “garab + o -> garbo”.
m.l
Wadaag:
Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-dad, m.l) (taar.) Xarriiqda kala qaybisa laba hanti ma guurto ah ama laba waddan.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Heerka horumarka dhaqanka, dhaqaalaha, tegnoolajiyada iwm oo wada jira oo ummadi gaarto. ld xad daarad.
m.dh
Wadaag:
Wax xad loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Nafleyda inteeda xamaa rasho ku socota: waxay leeyihiin lugo gaag gaaban oo gummudyo la moodo (diin, ya xaas, kd.).
m.dh.u
Wadaag:
Nabar ka dhasha is xoqidda shafka iyo jeeniga neef geel ah oo caatir keena. ld xaquuqato.
m.dh
Wadaag: