Qeexid

"(-do, m.l) ld xadaarad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaddaarad oo kali ah:
  • Xaddaaraddaas gabowday ayaa lagu sheegay inay dawladnimada casriga ah iyo hab-maamulka dimuqraadiyaddda ee nolosha reer galbeedka halbawlaha u ah ka soo hor jeeddo kuna dhaarsan tahay inay burburiso.
  • Waxaana xaddaaradda Somaliland ku simantahay ilaa 7000 sanadood ciise hortii.