Qeexid

"Wax xad loo yeelay ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaddidan oo kali ah:
  • Sidaas awgeed ayay ku dhalatay fikradda ah in la sameeyo computer loogu yeero “Computer-ka $100 jooga,” kaasoo loo farsameeyey inuu ku badbaado isla markaana ku shaqeeyo dhul aan nadiif ahayn, oo walibana ay korontadiisu xaddidan tahay.
  • Haddaba waqtiga ay inoo ukamaan Axsaabta iyo shuruucdeedu waxay Guurtidu qaadan doontaa xil ka duwan kuwii hore, oo ah mid xaddidan oo Dastuurka ku cad.