Qeexid
"xaddiditaanka PH m.l (xis.) Logaridamka sal 10 ee rogaalka ribnaanta ayoonnada hayda rojiinta ku jirta milan."
"xaddiditaanka PH m.l (xis.) Logaridamka sal 10 ee rogaalka ribnaanta ayoonnada hayda rojiinta ku jirta milan."
Wadaag:
Wax xad loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
xaddi leeb m.l (-iyo ..., m.l) Xaddi leh jiho iyo laxaad, waxaana ka mid ah barabaxa, kay naanka keynaan xagleedka, xoogga iwm xad di leebka waxa sawir ahaa u taagnaan kara xariiq (leeb) dhererkeedu uu saamiggal ku yahay laxaadka xaddiga, jihadeeduna uu yahay ka leebkaas.
Wadaag:
(axaadiis/-syo, m.dh) (dii.) Falalkii ama hadalladii Rasuulka (n.k.h.a.) laga guuriyey.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka oo ku jira macdanno badan, gaar ahaan ogsaydhada (hamatayt iyo magnitayt) iyo kaarbooney tyada; bir.
m.dh
Wadaag:
Wax qiyaastii laga rabay dhaafsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) (dii.) War Rasuulka (n.k.h.a.) loo waxyooday oo aan Quraanka ka mid ahayn.
m.l
Wadaag:
(-iyo ..., m.l) (juqr.) Wadarta inta roob ah ee la dhigay meel waqti lagu siiyay.
m.l
Wadaag:
(-iyo ..., m.dh) (xis.) Xaddi sida: cuf, dherer, waqti, cufnaan ama tamar oo leh baaxad ama laxaad; hase yeeshee aan lahayn jiho. Xisaab ahaan xaddiyadan oo kale waxaa la yiraahdaa xaddi foolwaa.
m.l
Wadaag: