Qeexid
"eeg xaddidan. ld xaddid naansho."
"eeg xaddidan. ld xaddid naansho."
Wadaag:
Wax xad loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
xaddi leeb m.l (-iyo ..., m.l) Xaddi leh jiho iyo laxaad, waxaana ka mid ah barabaxa, kay naanka keynaan xagleedka, xoogga iwm xad di leebka waxa sawir ahaa u taagnaan kara xariiq (leeb) dhererkeedu uu saamiggal ku yahay laxaadka xaddiga, jihadeeduna uu yahay ka leebkaas.
Wadaag:
xaddiditaanka PH m.l (xis.) Logaridamka sal 10 ee rogaalka ribnaanta ayoonnada hayda rojiinta ku jirta milan.
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka oo ku jira macdanno badan, gaar ahaan ogsaydhada (hamatayt iyo magnitayt) iyo kaarbooney tyada; bir.
m.dh
Wadaag:
(axaadiis/-syo, m.dh) (dii.) Falalkii ama hadalladii Rasuulka (n.k.h.a.) laga guuriyey.
m.l
Wadaag: