Qeexid

"ld xadgudbid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xadgudub oo kali ah:
  • Eedaadka soo maray umul baa Ilowdee Doorashadii deegannada ee Somaliland qaladaad aan cudur daar lahayn iyo xadgudub badheedh ah ayay ka sameeyeen wasiirada dawladda qaar ka mid ahi.
  • Ugu danbeyn xarunta waxay ugu baaqday kooxaha weerarada ka geysanaya Muqdisho in ay bartilmameedsan shacabka aan waxba galabsan isla markaana ay joojiyaan falalka xadgudubka ah.