Qeexid
"(-imo, m.l) Meel digdigo ah oo aan geed lagu arag."
"(-imo, m.l) Meel digdigo ah oo aan geed lagu arag."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka oo ku jira macdanno badan, gaar ahaan ogsaydhada (hamatayt iyo magnitayt) iyo kaarbooney tyada; bir.
m.dh
Wadaag:
(axaadiis/-syo, m.dh) (dii.) Falalkii ama hadalladii Rasuulka (n.k.h.a.) laga guuriyey.
m.l
Wadaag:
Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: