Qeexid
"(dii.) Xadro ka qaybgelid."
[-reeyay, -raysay]
xadre eeyay
xadre aysay
f.mg2"(dii.) Xadro ka qaybgelid."
Wadaag:
Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Cid xadato dareensiin. ld xanantee, xanatee.
f.g2
-teeyay, -taysay
Wadaag:
Ku x.: ayadoo la ordayo meel xoog ugu wareegid.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(-dad, m.l) (taar.) Xarriiqda kala qaybisa laba hanti ma guurto ah ama laba waddan.
m.l
Wadaag:
Wax qarin, wax xas ku ridid.
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag:
xaddi leeb m.l (-iyo ..., m.l) Xaddi leh jiho iyo laxaad, waxaana ka mid ah barabaxa, kay naanka keynaan xagleedka, xoogga iwm xad di leebka waxa sawir ahaa u taagnaan kara xariiq (leeb) dhererkeedu uu saamiggal ku yahay laxaadka xaddiga, jihadeeduna uu yahay ka leebkaas.
Wadaag: