Qeexid
"ld cafash."
"ld cafash."
Wadaag:
Jajab yaryar, aan waxtar lahayn oo dhuxusha ka jajaba.
Jajab kastoo ka hara qori la qoray ama wax la mid ah.
m.l.u
Wadaag:
Alaab badan, duug ah, noocya badan isugu jirta oo aan qiimo lahayn. ld xafash.
m.l
Wadaag:
Diifta iyo tabardarrada bugtadu reebto oo baanta u baahan.
m.l
Wadaag:
Aalad dhulka dillaacisa ama ciidda bixisa.
Markab weyn oo badda qoda.
m.dh
Wadaag:
Xash.
Nooc ka mid ah maandooriyayaasha oo sida buuriga oo kale loo shito.
m.l.u
Wadaag:
Dhaqaaq tartiib ah ee biyaha sare ee badda ama haro oo ay dabayshu dhaqaajiso iyo dhaqaaqyada kale ee la midka ah sida ciidda iwm.
(jool.) Tuulimaad kasta oo dhulka dushiisa ah oo la soo qaaday, gaar ahaan ka barafku tuulo amase biyaha ka yimaada barafka.
m.dh
Wadaag:
Wax dayac ka ilaalin.
Cashar, Quraan iwm kor ka bara sho.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: