Qeexid
"Candhada xoolaha horaad iyo danbeed isku dhinac ah."
"Candhada xoolaha horaad iyo danbeed isku dhinac ah."
Wadaag:
Nabarro yaryar oo aan qoto dheereyn wax dushooda sare gaarsiin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Subag, dhiig iwm wax fadhiya ama adag noqosho. ld hargag2, xarkag2.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Ciddiyaha, ilkaha iwm cid wax ku yeelid (xagasho). ld xago.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Ilkaha ama ciddiyaha wax nabar yar ku gaarsiin.
Wax yar oo meel ku dheggan ilkaha ama ciddiyaha kaga fuqsasho.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
xagal janjeedh m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagal cabbirkeedu aan ahayn xagal qumman iyo dhufsane qumman midna.
Wadaag:
xagal furan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay xagal qumman (90°), kana yaryahay xagal toosan (180°).
Wadaag:
U x.: shay xaggiisa u janjeerid; u iilasho; u eexasho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
xagal masaafo-cabbire m.l (-rayaal, m.l/dh) (xis.) Aalad lagu qiyaso masaafo xagleedda laba shay.
Wadaag:
xagal toosan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu le'egyahay 180° ama laba xaglood oo qumman.
Wadaag:
xagal qumman m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu dhanyahay 90° ama P/2 gacasin.
Wadaag:
xagal fiiqan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay 0° kana yaryahay xagal qumman (90° ama P/2 gacansin).
Wadaag:
xagal daacsan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkedu ka weynyahay 180° kana yaryahay 360°.
Wadaag:
Xubin soo baxsan oo wareegsan oo shafka geela ku taal, oo kolka uu fadhiyo dhulka qabata.
Xubin taas hilibkeeda aan jiirka iyo baruurta midna ahayn.
m.dh
Wadaag: