Qeexid

"(-fyo, m.dh) Dhul ciid guduud jilicsan leh oo ariga saac u lahayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine