Qeexid

(-ooyin, m.l) Bir xalleefsan, godan oo xoolaha shilinta, ragaadka iwm looga guro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xagaafo oo kali ah:
  • Sl, ka dibna lagu wareejiyo dumarka farsamo yaqaanada ah si looga sameeyo Boorsooyin, Xadhko, Dacsado IWM., sidoo kale jiingadaha sida qaabka darran meelaha qaarkood looga dhisay waxay magaalada ku hayaan fool-xumo weyn, sidaa darteed waa in la xagaafo.