Qeexid
"eeg xagaali. ld xagaalis."
"eeg xagaali. ld xagaalis."
Wadaag:
Afarta nur oo sanada midkood; wuxuu u dhexeeyaa guga iyo dayrta; xilliga xagaayadu da'do. ld xa gaay.
m.l
Wadaag:
(-aayo, m.dh) (c.fal.) Loolka dhexe, waa xilliga ku xiga guga, xiddigis ahaanna waxa loo tixgeliyaa inuu ku beegan yahay kubbad badhka min hornaqa xagaaga (21 juun) ilaa caano maallada isle eg ee dayrta (21 sebtember).
m.l
Wadaag:
(-imo, m.l) Ciddi xoog wax loogu jiiday ama wax kale oo la mid ah, raadka ama nabarka ay reebaan.
m.dh
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Dhul ciid guduud jilicsan leh oo ariga saac u lahayn.
m.l
Wadaag:
Roob ka da'a xeebaha gobollada koofureed.
Xilliga roobkaasi da'o.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Bir xalleefsan, godan oo xoolaha shilinta, ragaadka iwm looga guro.
m.dh
Wadaag: