Qeexid
"Dheri xagaal ka hoolasho."
[-saday, -satay]
xagaals aday
xagaals atay
f.g3"Dheri xagaal ka hoolasho."
Wadaag:
(-aayo, m.dh) (c.fal.) Loolka dhexe, waa xilliga ku xiga guga, xiddigis ahaanna waxa loo tixgeliyaa inuu ku beegan yahay kubbad badhka min hornaqa xagaaga (21 juun) ilaa caano maallada isle eg ee dayrta (21 sebtember).
m.l
Wadaag:
Afarta nur oo sanada midkood; wuxuu u dhexeeyaa guga iyo dayrta; xilliga xagaayadu da'do. ld xa gaay.
m.l
Wadaag:
Xag ka maalid ( xoolo irmaan).
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Dhul ciid guduud jilicsan leh oo ariga saac u lahayn.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Bir xalleefsan, godan oo xoolaha shilinta, ragaadka iwm looga guro.
m.dh
Wadaag:
Roob ka da'a xeebaha gobollada koofureed.
Xilliga roobkaasi da'o.
m.dh
Wadaag:
Tallaabo xooggan ku socosho (qof).
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: