Qeexid
"Tallaabo xooggan ku socosho (qof)."
[-saday, -satay]
xagafs aday
xagafs atay
f.mg3"Tallaabo xooggan ku socosho (qof)."
Wadaag:
Wax kulul ama diirran si ay u qaboobaan dabayl u dhigid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Xag ka maalid ( xoolo irmaan).
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
xagal furan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay xagal qumman (90°), kana yaryahay xagal toosan (180°).
Wadaag:
xagal janjeedh m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagal cabbirkeedu aan ahayn xagal qumman iyo dhufsane qumman midna.
Wadaag:
xagal qumman m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu dhanyahay 90° ama P/2 gacasin.
Wadaag:
xagal fiiqan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay 0° kana yaryahay xagal qumman (90° ama P/2 gacansin).
Wadaag:
xagal daacsan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkedu ka weynyahay 180° kana yaryahay 360°.
Wadaag:
xagal toosan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu le'egyahay 180° ama laba xaglood oo qumman.
Wadaag:
xagal masaafo-cabbire m.l (-rayaal, m.l/dh) (xis.) Aalad lagu qiyaso masaafo xagleedda laba shay.
Wadaag:
(-aayo, m.dh) (c.fal.) Loolka dhexe, waa xilliga ku xiga guga, xiddigis ahaanna waxa loo tixgeliyaa inuu ku beegan yahay kubbad badhka min hornaqa xagaaga (21 juun) ilaa caano maallada isle eg ee dayrta (21 sebtember).
m.l
Wadaag:
Lowga laabatadiisa dibadda u jeedda oo kolka la fariisto ama lugta la laabo, isku laabanta.
Labo xarriiqood oo toostoosan oo meel isugu yimaada iyo qaabka ay u yeelaan korka ama meesha u dhexaysa.
m.dh
Wadaag:
Afarta nur oo sanada midkood; wuxuu u dhexeeyaa guga iyo dayrta; xilliga xagaayadu da'do. ld xa gaay.
m.l
Wadaag:
(-glo, m.l/-llo, m.dh) (xis.) Saxan ka samayma ratibaadda laba xarriigood (dhinacyo ama gacmo) oo ku kulma bar lagu magacaabo geeska xagasha. Halbeegga waa darajo ama gacansin.
m.dh
Wadaag: