Qeexid
"eeg xagaggeli."
"eeg xagaggeli."
Wadaag:
U x.: labo qof oo isku dhinac ah, keli ula legdamid; midba xag u deyn.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-imo, m.l) Ciddi xoog wax loogu jiiday ama wax kale oo la mid ah, raadka ama nabarka ay reebaan.
m.dh
Wadaag:
xagal daacsan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkedu ka weynyahay 180° kana yaryahay 360°.
Wadaag:
xagal fiiqan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay 0° kana yaryahay xagal qumman (90° ama P/2 gacansin).
Wadaag:
xagal qumman m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu dhanyahay 90° ama P/2 gacasin.
Wadaag: