Qeexid

"ld xagaldaacid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xagaldaac oo kali ah:
  • Daahir Riyaale iyo xisbigiisa muxaafadka ah UDUB ayaa ku adkeysanaya inay iyagu dalka sii maamulayaan hadii ay baaqato doorashada, taasoo dhalisay in shacabku ay xukuumada ka horjeestaan kuna tilmaamaan mid xagaldaacinaysa amaanka.
  • "Ma ahan wax qarsoon in xukuumada Asmara ay dadaal ugu jirto inay xagaldaaciso hanaanka siyaasadeed ee Somalia, waxayna doonaysaa inay iska horkeento xukuumada iyo mucaaradka oo heshiis qarka u saaran" ayuu yiri Dirir.