Qeexid

"Wax la xagtay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xagan oo kali ah:
  • J: Walaahay taasi waa (Minor) wax sahlan ayaan qabaa, waana hawl inaga inoo taal, nin meelahaa kaa xag-xaganayana ma aha wax dawlad kale lagala hadlo.
  • Haddaba waxaanu baaqayagan ku cadeynaynaa in aanaan wax raad ah ku lahayn wiilka ee la xaday waxaanu xagan ugu cadaynaynaa waalidka dhalay wiilka yar iyo bulshaweynta Somaliland in aanaan arrintaa wax raada aanaan ku lahayn, wiilka ee hadda la helay.