Qeexid

"U x.: shay xaggiisa u janjeerid; u iilasho; u eexasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xagli oo kali ah:
  • Marba koox la fadhiisay, isku hawl badbaadinta adhiga, balse Alle waxba kama tarin, oo isaga laftiisiibaa ayaabay, eedi ka raacday oo lagu tilmaamay inuu dhinac u xagliyay.
  • Dowlada Federaalka ayaa ku eedeysa Idaacadaha Muqdisho kuwooda ugu afka dheer in ay u xagliyaan kooxaha ka soo horjeeda dowlada isla markaana buun-buuniyaan wararkoda.