Qeexid
"ld xaglisid."
"ld xaglisid."
Wadaag:
Xag ka maalid, siiba dhanka bidix (xoolo).
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
U x.: shay xaggiisa u janjeerid; u iilasho; u eexasho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-syo, m.dh) Dadka dembiga gala, meesha lagu xiro oo lagu hayo; xarig. ld xabsi.
m.l
Wadaag:
Ilkaha ama ciddiyaha wax nabar yar ku gaarsiin.
Wax yar oo meel ku dheggan ilkaha ama ciddiyaha kaga fuqsasho.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Ciddiyaha, ilkaha iwm cid wax ku yeelid (xagasho). ld xago.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Caano markaas la lisay.
Wax kastoo caano ama dhacaan leh sida xabagta iyo cinjirka iyo dhiinka miraha, oo la soo tuujiyo.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (xis.) Isku xirid geeso iska horjeeda. Tusaale ahaan, xaglagooyaha labajibbaarane waxa uu laba gibbaranuhu u qaybiyaa laba saddexagal oo qumman. Marka laga hadlayo shaxan adke ah badanaaba salxaale, sallax xaglagooye waa kan dhexmara laba geftin oo aan deris ahayn.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (xis.) Lammaane xaglo ah oo wadartoodu tahay xarriq toosan (180° ama P gacansin).
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (xis.) Lammaane xaglo ah oo wadartoodu tahay xagal qumman ama P/2 gacansin.
m.l
Wadaag:
(-llo ..., m.dh) (xis.) Lammaane xaglo isle'eg oo ay sammeeyaan laba xarriiqood oo barbarro ah iyo xarriq kale oo goysa labadooda oo lagu magacaabo gudbane.
m.l
Wadaag: