Qeexid
"(-llo ..., m.dh) (xis.) Lammaane xaglo isle'eg oo ay sammeeyaan laba xarriiqood oo barbarro ah iyo xarriq kale oo goysa labadooda oo lagu magacaabo gudbane."
"(-llo ..., m.dh) (xis.) Lammaane xaglo isle'eg oo ay sammeeyaan laba xarriiqood oo barbarro ah iyo xarriq kale oo goysa labadooda oo lagu magacaabo gudbane."
Wadaag:
Wax si kala googo'an oo waqti u dhexeeyo u dhaca.
Laba xaglood oo isla eg oo iska soo horjeeda.
m.l
Wadaag:
U x.: shay xaggiisa u janjeerid; u iilasho; u eexasho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (xis.) Lammaane xaglo ah oo wadartoodu tahay xarriq toosan (180° ama P gacansin).
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (xis.) Lammaane xaglo ah oo wadartoodu tahay xagal qumman ama P/2 gacansin.
m.l
Wadaag:
Xag ka maalid, siiba dhanka bidix (xoolo).
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (xis.) Isku xirid geeso iska horjeeda. Tusaale ahaan, xaglagooyaha labajibbaarane waxa uu laba gibbaranuhu u qaybiyaa laba saddexagal oo qumman. Marka laga hadlayo shaxan adke ah badanaaba salxaale, sallax xaglagooye waa kan dhexmara laba geftin oo aan deris ahayn.
m.l
Wadaag: