Qeexid
"Xag ka maalid, siiba dhanka bidix (xoolo)."
[-aalay, -aashay]
xagmaal alay
xagmaal ashay
f.g1"Xag ka maalid, siiba dhanka bidix (xoolo)."
Wadaag:
Xagmaalid.
Qayb candhada xoolaha mayrax ku marid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
xagal fiiqan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay 0° kana yaryahay xagal qumman (90° ama P/2 gacansin).
Wadaag:
xagal daacsan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkedu ka weynyahay 180° kana yaryahay 360°.
Wadaag:
xagal furan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay xagal qumman (90°), kana yaryahay xagal toosan (180°).
Wadaag:
xagal janjeedh m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagal cabbirkeedu aan ahayn xagal qumman iyo dhufsane qumman midna.
Wadaag:
xagal masaafo-cabbire m.l (-rayaal, m.l/dh) (xis.) Aalad lagu qiyaso masaafo xagleedda laba shay.
Wadaag:
xagal qumman m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu dhanyahay 90° ama P/2 gacasin.
Wadaag:
xagal toosan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu le'egyahay 180° ama laba xaglood oo qumman.
Wadaag:
Qof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado. ld xamaal1, xamaali, xammaal1.
m.l
Wadaag: