Qeexid
"eeg xagmar."
"eeg xagmar."
Wadaag:
Xagmaalid.
Qayb candhada xoolaha mayrax ku marid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xag ka maalid, siiba dhanka bidix (xoolo).
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Wax, wax kale meelu dhow socod ku dhaafin.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xididdo waaweyn oo surka ku yaal midkood coobe. ld xawlalmariid xawo1 m.dh Biyaha laboodka; mino; shahwo.
m.l
Wadaag: