Qeexid

"Ilkaha ama ciddiyaha wax nabar yar ku gaarsiin."

Qeexid Xigta

Wax yar oo meel ku dheggan ilkaha ama ciddiyaha kaga fuqsasho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xago oo kali ah:
  • Kolkaa burburinta Somaliland waa arin "muqddas" ah xagooda.
  • Qaybo ka mid ah dadka ayaa ku guulaysta noloshaada iyagoo kala gedisan waxa ka mid ah kuwa ganacsato, qoraa iyo abwaano, hadaba fashilaada ayaa ku wayn xagooda aadna ay iskaga ilaalinayaan hadaba markay ku noqnoqdeen jirabaada ayay gaadheen meelo sare.