Qeexid
"eeg xagxag2."
"eeg xagxag2."
Wadaag:
Nabarro yaryar oo aan qoto dheereyn wax dushooda sare gaarsiin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Nabarro yaryar oo aan qotodheereyn oo ku yaal wax dushooda sare.
Cunto la kariyay inta weelka dhinacyadiisa ku dhegta.
m.l
Wadaag:
Wax yar oo meel ku dheggan ilkaha uga goosasho.
Cid haruufid.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Ilkaha ama ciddiyaha wax nabar yar ku gaarsiin.
Wax yar oo meel ku dheggan ilkaha ama ciddiyaha kaga fuqsasho.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Ciddiyaha, ilkaha iwm cid wax ku yeelid (xagasho). ld xago.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag: