Qeexid

"(-iyay, -iday; -iyi) Xaj gudasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaji oo kali ah:
  • Cabdirisaaq Xaji Xuseen ayaa noqday Wasiirkii Kowaad.
  • “Dowlada waxaa laga rabaa ciidamada ay qoraneyso ama ay adegsaneyso inay noqdan kuwo tababar iyo aqoon leh, awal ciidamada waxaa lagu qori jiray dishibiliin iyo aqoon, hadana waxay yihiin kuwo leyska qoray oo u bahan tababar” ayuu yiri Xaji Cabdi Iiman.