Qeexid
"Wax xoog u qabasho."
[-iyay, -isay]
xaji2 yay
xaji2 say
f.g2"Wax xoog u qabasho."
Wadaag:
(dii.) Shanta tiir oo diinta Islaamku ku taagantahay mid ka mid ah oo waajib kaga dhigaya qofka inta uu noolyahay in uu hal mar tago Maka mowsinka xajka. ld xad1.
m.l
Wadaag:
Geed yar oo leh caleemo xaadi ku rogantahay iyo dhacaan cuncun deran ku reeba wixii uu taabto.
m.l
Wadaag:
Cuncun haraggu dareemo oo oogadu aad u kahato oo waxyaalo kala gaar ah laga qaado (sida: dhirta qaarkeed, habaaska, cunnada, iwm); cadanyo; caaro. ld xajiimo.
m.dh
Wadaag:
Cid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
Ku x.: wax, wax kale u dhoweyn ama raacin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Maro ama jawaan jilicsan oo marka awrta la rarayo kebdaha laga xijiyo.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Derbi iwm inta qiradiisu le'eg tahay; jurmi.
m.dh
Wadaag:
(xujay/-iyo, m.dh) (dii.) Nin muslim ah oo waajibaadkii xajka gudanaya ama gutay.
m.l
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Ku x.: Eebbe u mahad naqid; shukrin.
f.mg1
Wadaag:
Mushkilo ama mas'alo xal u helid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax xajiin la mariyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: