Qeexid
"Cid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin."
[-meeyay, -meysay]
xajiime eeyay
xajiime eysay
f.g2"Cid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin."
Wadaag:
Wax xajiin la mariyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Geed yar oo leh caleemo xaadi ku rogantahay iyo dhacaan cuncun deran ku reeba wixii uu taabto.
m.l
Wadaag:
Cuncun haraggu dareemo oo oogadu aad u kahato oo waxyaalo kala gaar ah laga qaado (sida: dhirta qaarkeed, habaaska, cunnada, iwm); cadanyo; caaro. ld xajiimo.
m.dh
Wadaag:
Maro ama jawaan jilicsan oo marka awrta la rarayo kebdaha laga xijiyo.
m.l
Wadaag:
Nalfey, badeecad iwm qiimahooda sheegid.
Cid sharfid. ld qaymee.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Xoolo rar saarid.
Baabuur iwm kicin si uu u kululaado.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Naf, hanti iwm biime ka dhigid.
Isku b.: meel cabsi leh ama nabaddeeda la hubin kas iyo ogaal ugu bareerid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag: