Qeexid
"Dhibaato; kadeed."
"Dhibaato; kadeed."
Wadaag:
La bixidda gabar la guursanayo xoog lagula baxo. ld xambaarid.
m.l
Wadaag:
Qoryo ceelka afka laga saaro; makaab.
Sallaanka meelihiisa cagta la saa ro.
m.l
Wadaag:
Xannuun sida holaca u kulul oo nabar ama meelbugtaa yeelato.
Waraaq yar oo afar gees ah oo wax lagu qorto.
ld kaarid.
m.l
Wadaag:
Geed-abaareed weynaada oo laf adag oo qoryihiisa wax lagu dhisto.
(-rro, m.dh) Naqash.
m.l
Wadaag:
(-mayaal, m.l/dh) Bir iyo suuman isku xiran oo faraska afka iyo madaxa loo geliyo oo lagu qabto laguna duwduwo.
m.l
Wadaag:
Muran lagu diido xaqiiqo jirta; asaraar; canaad.
(-rro, m.dh) Baratan huuriyo lagu tartamo.
m.l
Wadaag:
Wax la xakameeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: