Qeexid

"Wax la xakameeyey ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xakamaysan oo kali ah:
  • Doorasho dimuqraadi ahi maaha in mucaaaradku la dooran karo oo keliya tiiyo mucaaridku xakamaysan yahay oo aanu xor u ahayn warbaahinta, isla markaana aanu xor u bannaan bixi Karin una dhoola-tusan Karin waqtiyada ololaha doorashadu socdo.
  • • Inay xukuumaddu la dirirto, xakamaysana, sicir bararka iyo lacagaha been abuurka ah oo dalka la soo geliyo, ama lagu sameyn jiray gudihiisa.