Qeexid

"Xakame gelin (faras)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xakamee oo kali ah:
  • Carraale: Habka aan anigu u soo ban-dhigay waa mid kala hufan oo qeexaya xeerarka miisaanka xakameeya, sida aan kor ku sheegay.
  • Wasiirku waxa uu ku dooday inuu mustaqbalka ku talo jiro inuu wax ka bedelo xaaladda miisaaniyadda dawladda, isaga oo yidhi “Miisaaniyadda soo socota waxaanu doonaynaa inay noqoto mid rasmiya, oo wax badan la xakameeyo”.