Qeexid

"/mg1 (-umay, -untay; -umi) ld xukun2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xakun oo kali ah:
  • Maxkamadda darajada koowaad ee magaalada Bosaso ayaa markii ay dhageysatey eedeeymihii lagu soo oogey iyo cadeymihii la horkeeney waxey toogasho ku xakuntey Cabdinaasir Axmad Ali Aware iyo Faysal Cali Hirad.
  • Shirkadaan Select Armor oo hore shaki badani ugu xeernaa waxa ay dhab ahaan qabto ayaa gabadhaan xakunta magaceeda looga yaqanaa Somalia gaar ahaan Koonfurta iyo Somaliland Amira.