Qeexid
"Biyo yar oo wax lagu dhaqay."
"Biyo yar oo wax lagu dhaqay."
Wadaag:
Barbarar jilicsan oo oogadu yeelato, inta haragga hoostiisa biyo iyo dhacaan ku soo joogsadaan.
m.l
Wadaag:
Hanti la siiyo qof sharaftiisa wax loo dhimay.
(axwaal, m.dh) Arrin; xaajo.
ld xaalad. Sida lagu suganyahay; sah.
m.l
Wadaag:
Lowga laabatadiisa dibadda u jeedda oo kolka la fariisto ama lugta la laabo, isku laabanta.
Labo xarriiqood oo toostoosan oo meel isugu yimaada iyo qaabka ay u yeelaan korka ama meesha u dhexaysa.
m.dh
Wadaag:
Xilliyada dayrta mid ka ah oo udhexeysa ximirka iyo xayska.
m.l
Wadaag:
Habeennadii la soo dhaafay, kan ugu dambeeyay. ld xalayto.
m.dh
Wadaag:
Laab weyn oo baruur duuban ah oo dadka shilis, siiba dumarku, xuddunta hoos teeda ku yeeshaan. ld xulus.
m.l
Wadaag:
Nafley ama dad si saf ballaaran ah u socosho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(bot.) Rimaygacmeed lagu sameeyo geedaha aan labaabshaha ahayn sida timirta iyadoo la goynaayo khaylka lab oo marka la qallajiyo lala dhaco khaylka dheddig oo geedkiisii ku yaal.
m.l
Wadaag: