Qeexid
"ld xalaalaysasho."
"ld xalaalaysasho."
Wadaag:
Wax aan xalaal ahayn xalaal ka dhigasho.
Hanti dad kale leeyahay isasiin.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Habeennadii la soo dhaafay, kan ugu dambeeyay. ld xalayto.
m.dh
Wadaag:
(dhaq.) War qaadda lagu diro lacagaha dadku boostada ku dirayaan.
(dhaq.) Lacag dal laga wareejiyo iyadoo dal kale lagu wareejinayo.
m.dh
Wadaag: