Qeexid
"Wax la xalay ahaansho."
[-lnaa, -lnayd]
xalan naa
xalan nayd
f.mg4"Wax la xalay ahaansho."
Wadaag:
Habeennadii la soo dhaafay, kan ugu dambeeyay. ld xalayto.
m.dh
Wadaag:
Wax deggan ahaansho. ld xasilloon.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax aan xalaal ahayn xalaal ka dhigasho.
Hanti dad kale leeyahay isasiin.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Caano ama wax la mid ah oo miir ah, aan wax kale dheehin ama tar raxin, nadiifnimadii ka badatay.
Wax sida dhalada qaarkeed, araggu gudbo ama iftiinku soo dhaafo.
m.l.kh
Wadaag: