Qeexid
"Caano dhay ah oo xoortii ka dhacday."
"Caano dhay ah oo xoortii ka dhacday."
Wadaag:
Caano ama wax la mid ah oo miir ah, aan wax kale dheehin ama tar raxin, nadiifnimadii ka badatay.
Wax sida dhalada qaarkeed, araggu gudbo ama iftiinku soo dhaafo.
m.l.kh
Wadaag:
Cudur ku dhaca labada arooriye ee dhiigga qaada oo carrabka hoostiisa ah.
m.l
Wadaag:
Magac la siiyo gabyaa ku xeeldheer curinta maansada.
m.dh
Wadaag:
Wax xalxalay ka dhigid (nabar).
f.g2
-nay, -ntay
Wadaag:
Meel dalooshay oo la buuxshay ahaansho.
Wax si adag meel ugu dheggan ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag: