Qeexid
Magac la siiyo gabyaa ku xeeldheer curinta maansada.
Magac la siiyo gabyaa ku xeeldheer curinta maansada.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Nooc ka mid ah bumbooyinka waaweyn ee diyaaraduhu tuuraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cudur ku dhaca labada arooriye ee dhiigga qaada oo carrabka hoostiisa ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qurxinta iyo nuxur u yeelidda hadalka, gaar ahaan qaybaha suugaanta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld xawilid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Caano dhay ah oo xoortii ka dhacday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld xuluulasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg xal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Isu-imaadka dad badani meel isugu yimaado iyagoo xusaya munaasabad muhiim ah.
Qeexid Xigta: Fantasiyaha loo sameeyo aroos iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld xaal1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cunto macaan oo laga sameeyo sankor, subag, warango, bur iwm oo la cuno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Wax xalxalay ka dhigid (nabar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Weel macdan ah, sidda leh oo sida wadaanta biyaha loo darsado.
Qeexid Xigta: Baal-di.
Qeexid Kale: ld saylad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld kiilasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg xalxali.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xalxal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Maaro; mushkilo ama mas'alo maaro u helid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Biyo yar weel ku mayrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Biyo yar oo wax lagu dhaqay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Wax is-hortaagid.
Qeexid Xigta: Wax dhibid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]