Qeexid
"Wax xalleef laga dhigay ahaansho."
[-naa, -nayd]
xalleefsan aa
xalleefsan ayd
f.mg4"Wax xalleef laga dhigay ahaansho."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qalab ka kooban ul iyo bir godan oo labada dhanba af ku leh oo weelasha qoriga ah gudaha looga qoro.
m.dh
Wadaag:
Caano ama wax la mid ah oo miir ah, aan wax kale dheehin ama tar raxin, nadiifnimadii ka badatay.
Wax sida dhalada qaarkeed, araggu gudbo ama iftiinku soo dhaafo.
m.l.kh
Wadaag:
Wax la xalliyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qurxinta iyo nuxur u yeelidda hadalka, gaar ahaan qaybaha suugaanta.
m.dh
Wadaag:
Mushkilo ama mas'alo xal u helid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley ama dad si saf ballaaran ah u socosho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hadal dux iyo xiiso u yeelid.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag: