Qeexid
"Mushkilo ama mas'alo xal u helid."
[-iyay, -isay]
xalli2 yay
xalli2 say
f.g2"Mushkilo ama mas'alo xal u helid."
Wadaag:
Nafley ama dad si saf ballaaran ah u socosho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la xalliyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Caano ama wax la mid ah oo miir ah, aan wax kale dheehin ama tar raxin, nadiifnimadii ka badatay.
Wax sida dhalada qaarkeed, araggu gudbo ama iftiinku soo dhaafo.
m.l.kh
Wadaag:
Qurxinta iyo nuxur u yeelidda hadalka, gaar ahaan qaybaha suugaanta.
m.dh
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Ku s.: Muslimiin, duco gaar ah Nabiga ugu ducayn.
f.mg1
Wadaag:
(-iyo, m.dh) (c.fal.) Xilliyo sannadeed oo lagu garto xaalado gaar ahaaneed ee cimilo, inta badanna ay keento janjeedhka udub dhexaadka dhulka e tub qorraxeedka iyo meereysiga dhulka ee qorraxda. Loolalka dhexe, afar xilli, oo midkiiba saddex bilood yahay, waxa guud ahaan lagu gartaa: kubbad-badhka woqooyi. Gugu waa maarso, abril iyo maajo; xagaagu waa juun, luulyo iyo agoosto; dayrta waa sebtembar, oktoobar iyo noofembar; jiilaalkuna waa diisembar, ja naayo iyo febraayo. Kubbad-badhka koon fureedna xilliyaddu waa lidka kuwan, gugu waa sebtembar, oktoobar iyo noofembar, iwm. Xilliyada xiddigis ahaan waxaa loo tix geliyaa taariikho gaar ahaaneed.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Isbeddel daran ee dhimirka oo caan ku ah habka fakaridda oo aan dhammayn iskuna xirneyn; abbaaridda dhabta oo beddelan; iyo jawaab celin caadifi ah.
m.dh
Wadaag:
Hadal dux iyo xiiso u yeelid.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag: