Qeexid
"Caano ama wax la mid ah oo miir ah, aan wax kale dheehin ama tar raxin, nadiifnimadii ka badatay."
Qeexid Xigta
Wax sida dhalada qaarkeed, araggu gudbo ama iftiinku soo dhaafo.
"Caano ama wax la mid ah oo miir ah, aan wax kale dheehin ama tar raxin, nadiifnimadii ka badatay."
Wax sida dhalada qaarkeed, araggu gudbo ama iftiinku soo dhaafo.
Wadaag:
Mushkilo ama mas'alo xal u helid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cudur ku dhaca labada arooriye ee dhiigga qaada oo carrabka hoostiisa ah.
m.l
Wadaag:
Nafley ama dad si saf ballaaran ah u socosho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la xalliyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax xalleef laga dhigay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Meel dalooshay oo la buuxshay ahaansho.
Wax si adag meel ugu dheggan ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Qurxinta iyo nuxur u yeelidda hadalka, gaar ahaan qaybaha suugaanta.
m.dh
Wadaag:
Hadal dux iyo xiiso u yeelid.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag: