Qeexid

"eeg xalli2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xallin oo kali ah:
  • Tuulada lagu dagaallamay ayaa la sheegay in dhawaan uu ka da’ay roob, iyadoo beel walba ay sheeganayso lahaanshaha dhulkaas, waxaana mas’uuliyiinta ururka Ahlusunna ay sheegeen inay wadaan dadaallo ay ku xallinayaan khilaafkaas.
  • Waxa kaloo kooxda dhexdhexaadinta ee uu hoggaaminayo Kofi Annan u leexiyeen hawlahooda dhexdhexaadineed hoggaamiyeyaasha iyo kooxaha kale ee gacan ka geysan kara, waxna ku soo kordhin kara xallinta dhibaatooyinka ka taagan dalka Kenya.