Qeexid
"Laab weyn oo baruur duuban ah oo dadka shilis, siiba dumarku, xuddunta hoos teeda ku yeeshaan. ld xulus."
"Laab weyn oo baruur duuban ah oo dadka shilis, siiba dumarku, xuddunta hoos teeda ku yeeshaan. ld xulus."
Wadaag:
Habeennadii la soo dhaafay, kan ugu dambeeyay. ld xalayto.
m.dh
Wadaag:
Nafley ama dad si saf ballaaran ah u socosho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cudur ku dhaca labada arooriye ee dhiigga qaada oo carrabka hoostiisa ah.
m.l
Wadaag:
Qurxinta iyo nuxur u yeelidda hadalka, gaar ahaan qaybaha suugaanta.
m.dh
Wadaag:
Mushkilo ama mas'alo xal u helid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: