Qeexid
"/mg3 ld xuluu lo."
[-uushay, -uulatay]
xaluul ushay
xaluul ulatay
f.g"/mg3 ld xuluu lo."
Wadaag:
Meel kayn ah dhexgelid adiga oo is gaabinaya.
Irrid gaaban ka hoos dusid. ld huluulo, xaluulo.
f.g
Wadaag:
Laab weyn oo baruur duuban ah oo dadka shilis, siiba dumarku, xuddunta hoos teeda ku yeeshaan. ld xulus.
m.l
Wadaag:
Xoolo da' weyn ama dad nafaqaxumo awgeed meel uga kici waayid.
f.mg3
-uulay, -uushay
Wadaag:
(xushay, xulatay) Wax badan kuwa ugu wanaagsan kala bixid.
f.g3
Wadaag: