Qeexid
"Barbarar jilicsan oo oogadu yeelato, inta haragga hoostiisa biyo iyo dhacaan ku soo joogsadaan."
"Barbarar jilicsan oo oogadu yeelato, inta haragga hoostiisa biyo iyo dhacaan ku soo joogsadaan."
Wadaag:
Nabar caalliray barar iyo biyo yeelasho.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Wax xalxalay ka dhigid (nabar).
f.g2
-nay, -ntay
Wadaag:
Hanti la siiyo qof sharaftiisa wax loo dhimay.
(axwaal, m.dh) Arrin; xaajo.
ld xaalad. Sida lagu suganyahay; sah.
m.l
Wadaag:
Lowga laabatadiisa dibadda u jeedda oo kolka la fariisto ama lugta la laabo, isku laabanta.
Labo xarriiqood oo toostoosan oo meel isugu yimaada iyo qaabka ay u yeelaan korka ama meesha u dhexaysa.
m.dh
Wadaag:
Xilliyada dayrta mid ka ah oo udhexeysa ximirka iyo xayska.
m.l
Wadaag:
Habeennadii la soo dhaafay, kan ugu dambeeyay. ld xalayto.
m.dh
Wadaag:
Laab weyn oo baruur duuban ah oo dadka shilis, siiba dumarku, xuddunta hoos teeda ku yeeshaan. ld xulus.
m.l
Wadaag: