Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
xamaarad
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `xamaarad`
xamaar
Qeexid
Ciid dhexdeeda wax ka raadin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
xambaarad
Qeexid
ld xambaarsasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
xamaarato
Qeexid
Nafleyda inteeda xamaa rasho ku socota: waxay leeyihiin lugo gaag gaaban oo gummudyo la moodo (diin, ya xaas, kd.).
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh.u
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
u (urur) — urur (collective)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
xaraarad
Qeexid
Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylku jiro.
Tebidda la tebo wax loo baahanyahay sida shaaha, jaadka, sigaarka iwm. ld xaraa radow1.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xamaaro
Qeexid
Ayadoo la dhabbacanyahay bog ku socosho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
xamaarasho
Qeexid
eeg xamaaro. ld xamaarad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xarad
Qeexid
Muuqaallo ka samaysan xarriiqo iyo astaamo oo wax la qurxinayo korkiisa lagu dhigo ama lagu qoro; naqash. ld xarar.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
xadaarad
Qeexid
(-do, m.l) Heerka horumarka dhaqanka, dhaqaalaha, tegnoolajiyada iwm oo wada jira oo ummadi gaarto. ld xad daarad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xamaasad
Qeexid
Dareen xooggan oo nafsaani ah oo ka dhasha dhacdo beerqaad leh oo qofku muujiyo farxad, jidbo, yaab iwm.
Ficil.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xafaarad
Qeexid
Aalad dhulka dillaacisa ama ciidda bixisa.
Markab weyn oo badda qoda.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xamaarid
Qeexid
eeg xamaar.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xaddaarad
Qeexid
(-do, m.l) ld xadaarad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xamaan
Qeexid
Alaab aan qiimo badan lahayn oo guryaha looga dhaqmo. ld xamaamo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
maarad
Qeexid
ld maadasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
xamaal
Qeexid
/mg1 ld xam maal2.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
xamaal
Qeexid
ld xammaali.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
xamaamo
Qeexid
ld xamaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xamxamaa
Qeexid
Geed-quwaax xabagtiisa la cuno.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
xasarad
Qeexid
Carqalad; shiddo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xamaali
Qeexid
ld xammaali.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: