Qeexid

"X. ah: midab guduudan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xamar oo kali ah:
  • Mudaaharaadkan oo ka dhacay degmada Xamarweyne ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Urur ay leeyihiin haweenka gobolka Banaadir, iyadoo ay hadalo qiiro leh ay ka jeediyeen bannaanbaxa xubnihii ka qaybgalay.
  • Xamar ma qabiilbaa leh, mise Qaranbaa lahaa?