Qeexid
"eeg xambaaran. ld xambaarnaansho, xambaarsanaan, xam baarsanaansho."
"eeg xambaaran. ld xambaarnaansho, xambaarsanaan, xam baarsanaansho."
Wadaag:
Wax la xambaaray ahaansho. ld xambaarsan.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax dhabarka ku qaadid.
Ku x.: cid xumaan dhaxalsiin.
Gabar guur laga rabo xoog kula bixid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
La bixidda gabar la guursanayo xoog lagula baxo. ld xambaarid.
m.l
Wadaag:
Wax dhabarka ku qaadasho.
Gabar la guursa nayo xoog kula bixid. ld xambaarso.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Wax dhabarka ku qaadasho. ld xambaaro.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: